Xaqiiqooyin Degdeg ah
Waqtiyada Kalawareega
Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.
Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.
Diiwaangalinta
Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga
Mid kamid ah sadexda dugsi ee imtixaanaadka ay qaadeen Boston, Boston Latin School, oo la aasaasay 1635, ayaa ah kan ugu da'da weyn dalka Mareykanka. Latin School wuxuu u adeegaa ardada bulshooyinka dhaqaala ahaan iyo dhaqan ahaan la matalo. Dugsiga Boston Latin wuxuu kashaqeeyaa inay ku sababeeyaan ardadooda waxbarashada heerka sare ee casriga ah sida diyaargarowga waxbarashada kulyadda guusha ah, muwaadaniinta masuulka ah ee kaqaybgala, iyo nolosha abaalmarinta.
Hormarka Dugsiga
Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga (MCAS). Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo bogga internetkamassachusetts Department of Elementary and Secondary Education (DESE). Dugsiyada leh xarumo badan, xogta hoose waxay u taagan tahay dhamaan dugsiyada shabakadaas ku jira ee maahan kaliya iskuulka keli ah, haddii aan si kale loo xusin. Haddii aan xogta la muujin, looma heli karo dugsigaas (tusaale ahaan, iskuulku ma u adeegi karo wax fasal ah oo la tijaabiyay, ama dhibcaha ayaa aad ugu yar heerka la shaacin karo).
OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.
Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga
Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?
Akhrinta: Degmada
Waxqabad ka wanaagsan kan celceliska BPS ee degmada
Akhrinta: Gobolka
Samaynaya shaqo ka fiican tan celceliska gobolka
Xisaabta: Degmada
Waxqabad ka wanaagsan kan celceliska BPS ee degmada
Xisaabta: Gobolka
Samaynaya shaqo ka fiican tan celceliska gobolka
Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxaa kujira dhammaan buundooyinka fasallada imtaxaanka laga qaaday ee dugsiga.
Imisa arday ayaa qalin jabisay?
Qalin jabinta iyo Xaadirida Kuleejka
Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha
Dookhyada Taageerada
-
Iskudhafka Baahida Heerka Sare (Naafada Dareenka-Niyad dhiska)